DAAWO SAWIRO Dab saakay saakay oo illaa iyo Caawa socda qaasara badan oo ka dhashtay dhulka ay Maamusho Esra´iiliinta´!!

Dab aad u xoog badan ayaa waxa uu ka bilaabday Dhulka Falastiiniinta laga xoogay Jurisalaam illaa iyo Magaalada Qundus.

dhulka ay Esraiil xooga ku maamusho ayaa waxaa Xali kabilowday dab aad u xoogan oo qasaaro hantiyeed, dhawaac iyo dhimasho geystay.

qasaaraha ugu badan ee dabkaas kadhashtay ayaa ah Guryo gubtay iyo Gadiid gubtay sidoo kale dhir (geedo) fara badan oo aay talaaleen Maamulka Esraaiil ayaa gubtay Dabkaas ayaa waxaa daminaaya Baabuurta Dabdamiska wallow ee ku adagtahay buurartaas in ay maraan duurka.

Baabuurtaas Dab damiska waxaa wehliya oo kaalin weyn ka qaadanaaya Diyaaradaha Dab damiska kuwaas oo maanta ilaa iyo Caawa ku howlan sidii ay udamin lahaayeen dabkaas kacay.

SAWIRRO HALKAAN HOOSE KADAAWO

gubasho-esraiil-3

gubasho-esraiil-4

gubasho-esraiil-1

gubasho-esraiil-2

Comments

comments