>MUUQAAL: Shil iyo dilal Qorshaysan oo ka dhacay Magaalada Hargeisa oo Afar qof ay ku Dhinteen Iyo Sida Wax u dhaceen DAAWO>!!

Magaalada Hargeisa oo Afar Qof Siyaabo kala duwayn ugu dhintay xalay, Iyadoona magaalada ay ka dhaceen dilal Qorshaysan oo ay Fuliyeen Koox Afka Duubtay iyo Askar ka tirsan ciidanka Maamulka SOomaaliland, Sidoo kale magaalada waxaa ka dhacay Shil gaadiid oo sababay Khasaare, waxaana ka warbixiyey sida wax u dhaceen taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliland.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments