Daawo Sawirro: Maxaa kala qabsaday Obama iyo Putin oo Xanaaqa iyo Xumaanta ay isku qabaan banaanka timid!!

Madaxweeynayaasha dalalka Mareeykanka iyo Ruushka Mr.Barack Obama iyo Vladimir Putin ayaa waxaa banaanka timid xumaanta iyo xanaaqa ay isku qabaan kuwaas oo warbaahinta horteeda si xun isku salaamay .

Labadaan Madaxweyne oo ka qeyb galay shirkii Asia Pacific Economic Cooperation (Apec) oo ka dhacay magaalada Lima ee caasimada dalka Peru ayaa waxa ay isa salaamaan iyaga oo sii kala jeeda waliba wajiyadooda caro xoogan laga dareemayo .

Madaxweeynayaasha dalalka Mareeykanka iyo Ruushka Mr.Barack Obama iyo Vladimir Putin ayaa qilaafkooda waxa uu salka ku hayaa dagaalada ka socda wadamada Siiriya iyo Ukrain . Ruusha ayaa caawiya dowlada Siiriya iyo mucaaradka dalka Ukraine halka Mareeykanka uu isna gacan siiyo Dowlada Ukraine iyo Mucaaradka Siiriya .

isku-buuqdo-2

isku-buuqdo-3

isku-buuqdo-4

isku-buuqdo-1

Comments

comments