Muuqaal: Siyaasi C.raxmaan Maxamed Cabdi XAASHI uu Cabdiwali Gaas si Fool Xumo badan ula dhaqmay iyo waxa dhacay Daawo!!

Siyaasiga C.raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo Xilligan u taagan Xilka Xildhibaan ee Aqalka Hoose Baarlamaanka Soomaaliya, Ayaa C.wali gaas ka saarey Liiskaasi, Isaga iyo Ergooyin´kale oo wax gal ah.

Wuxuu sheegay in C.wali Gaas uu sifo Sharci Daro ah Gudiga Doorashooyinka Amar ku siiyey, Wuxuuna sheegay inuu C.wali gaas hada iska dhigay Oday dhaqmeedkii 136-aad.
Maamulka Puntland ayaa la sheegay inuu dagaal Kula Jiro Qof Karti iyo Aqoon lagu tuhmaayo inuu Matalo deegaanada SSC, Waxaana Xusid mudan in dhowaan Wasiir Jangali iyo Daa’uud Bisinle Guulo aysan Jeclaysan maamulka Garoowe ka gaadheen Doorashadii Ergooyinka iyagoo helay Boosaska Xildhibaanimo.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments