DAAWO: Jen: Gaafow oo Warbaahinta usoo Bandhigay Ragii Fuliyey Weerarkii Shalay Dhiiga badan ku daatay (MUUQAAL)!

Taliyaha Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Jen. Gaafoow Maxamuud ayaa Warbaahinta usoo bandhigay Ragii ka dambeeyay Qaraxii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, Kaasi oo gaystay Khasaare Ba’an.

Jen. Gaafow ayaa dhinaca kale Wuxuu sheegay inay Dawlada gacanta ku dhigtay Geerashkii Lagu soo diyaariyey Gaadhigaasi,  Wuxuuna sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay Doorwayn ka qaataan la shaqaynta Ciidamada Amniga Soomaaliya.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments