DAAWO MUUQAAL: Oday Reer Putland ah oo Guursaday 40 DUMAR ah, Oo sheegay Arin Bulshadu ay ka yaabtay iyo Sh. Makaawi oo wareestay!!

Amiir Cali Dhagas waa Oday Reer Putland ah oo Guursaday 40 Dumar ah, Wuxuuna sheegay in Hadii Gabadh ay ku tidhaahdo IFUR aanu Weligiia Qabin, hadii ay Kelmadaasi Afkeeda kasoo Baxdo.

Wuxuu sheegay ilaa hada inaanu Haynin Haweenay uu Dabeecadeeda Jeclaado, “Waxaan kala garan la’ahay Inay dhimatay iyo Inayna dhalan Xaaska aan Doonayo” Hada anigu waxaan Jiraa 60-sano, waxaanse u qabaa inaan 30-jir ah, Wuxuuna sheegay inu doonayo in loogu yeedho Xabiibi iyo Inaadeer.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments