MUUQAAL: C.salaan Hereri oo booqday Xabaalaha in ka badan 50 Soomaaliya ah oo lagu dilay Canada iyo Dood laga qabtay Muuqaal!!

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu Wariye C.salaan Hereri kasoo diyaariyey Xabaalaha magaalada Edmonton, ee dalka Canada iyo Soomaalida ku dhaqan Halkaasi.

Warbixinta ayaa waxaa lagu soo qaatay in Halkaasi lagu dilay 50  Ilaa 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah, Taasi oo ay uga duwan yihiin Soomaalida  kale ee Qurbaha Gashay oo aan Dhalinyar badan laga dilin, Waxaana Dood wadaag loo qabtay Soomaalida Halkaasi ku dhaqan.

MUUQAAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments