Daawo MUUQAAL: Maxaad ka taqaanaa Askariyadda ugu darajo Saraysa Booliska Dalka Soomaaliya!!

Faadumo Xasan Maxamed, oo ah askariyadda ugu darajo Sarraysa booliska Soomaaliya ayaa ka Warbixiyey Sida ay ku heshay Derajadaasi iyo Wakhtigii dheeraa oo ay kasoo Shaqaysay ” Anoo yar ayaan booliska ku biiray; shaqa kalena maba isku dayin. Haddana maba rabiba “. ayey tiri.

Faadumo oo Hadalkeeda sii wadata ayaa waxay tidhi “Anigu Qabiil Shaqo kuma lihi, oo Qaran baan ahay, Waxaa la igu siiyey Shaqada Iyo inaan u Qalmo Garaadada, Shaqadaydu waa inaan Bulshada la shaqeeyo, wax dhibaato ah Cidna uma gaysto, la iimana Gaysan ”.

MUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments