MUUQAAL: Shimaali Axmed Shimaali oo Ka waramay Noloshii Adkayd ee Sucuudiga iyo Siduu hada Ugu Nool yahay Muqdisho DAAWO!!

Fannaanka Soomaaliyeed ee caanka ah Shimaali Axmed Shimaali ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho labo sano ka hor, waxa uuna sheegay inuu dib boorka ugu jafay goobtiisii hore ee Harqaanlaha, isagoo dukaan weyn oo dharka lagu tolona ku leh degmada Xamar Weyne.

Al fanaan Shimaali ayaa ka sheekeeyay nolol adag uu kusoo arkay dalka Sacuudiga, halkaasi oo uu ku xanuunsaday, kadibna wuxuu go’aan ku gaaray inuu dalkiisa dib ugu soo laabto.

Comments

comments