Muuqaal: C.raxmaan Cirro oo Sharafta Looga qaaday Hargeisa oo ka Waramay ciidan Qoryo ku qabtay iyo wixii dhacay DAAWO!!

C.raxmaan Cirro ayaa maanta isku dayey inuu Xabsiga Hargeisa ku Booqdo Siyaasiin iyo Saxafiyiin Halkaasi Lagu xidhay iyadoo aan lagu Haynin wax danbi ah, Waxaana Halkaasi ka Hor istaagay Ciidamada

C.raxmaan Cirro ayaa wuxuu sheegay in Isaga iyo Xubnihi la socday oo aan Hubaysnayn ay Ciidanku Qoryaha kusoo Taageen, Sidoo kalana ay u diideen inay galaan Xabsiga iyagoo garanaya, Wuxuuna sheegay hadii sidaas ay xalaadu kusii socoto in Qofkastaaba uu Sharciga gacantiisa ku qaadan doono.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments