MUUQAAL: Dowlada Ingariiska oo fadeexad haleeshay kadib markii dhaqaalo loogu tala galay Dowlada Soomaaliya ay Gacanta ugaliyeen Hey´ado Shabaab la shaqeya!!

Kaalmada Dawlada ingiriiska ee Dalka Soomaaliya kawado ayaa Kooxo aan laga Filayn ee ugacana galeen iyo sababta keentay

Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa  si wayn u Faaqiday Halka ay ku baxdo Kaalmada Dawlada Ingiriiska ay siiso Dawlada Soomaaliya,  Waxaana la sheegay in Qaybo kamid ah ay Gacanta u galaan Al-shabaab iyo Daacish, Iyadoona la sheegay in Gacanta loo geliyey Hay’ado u Nugul Argagixisada kuwaas gudaha Soomaaliya uga howl gala siyaabo fara badan.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO labada dhinac waa si isku mid loo taakuleeyaa ee qaar ayaa taakuladooda laqarin jiray

Comments

comments