Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu doortay Jowhar!

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi.

Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale waxaa dhiman hal kursi oo laga soo wareejiyay magaalada Muqdisho kaasoo ay leeyihiin beesha Carab Soomaali waxaana leesku haystaa Maxaa Carab Soomali geeyay Jowhar.

Waxaa lagu wadaa in labada maalmood ee soo socota lagu dhamaystiro labada kursi ee ka dhiman maamul goboleedka Hirshabeelle.

Magaca Xildhibaanka
Qabiilka
1
Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe
Xawadle/Cali Madaxweyne
2
Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)
Xawaadle/Cabdala Samatalis
3
C/saq Cumar Maxamed
Xawadle/Ibrahin Cise
4
Cumar Cisman Wasuge
Xawadle(Yabar Madaxweyne)
5
Samiro Xasan Cabdulle
Xawadle(Yabar Dige)
6
C/saq Axmed Maxamed
Xawadle(Cabdi Yusuf)
7
C/hi Goodax Barre
Xawadle(Agoon)
8
Farxiyo Muumin Cali
Xawadle/Reer Ugaas
9
Khadijo Maxamed Diiriye
Yaxar
10
Faarax Cabdqadir
Shiikhaal/Reer Owxasan
11
Cali Maxamed Cumar
Hilibi
12
Aadan Xasan Cali
Moobleen
13
Yusuf Xuseen Axmed
DIjeele
14
Farxiyo Maxamud Dhaqane
Ujeejeen
15
Maxamuud Cabdulahi Axmed
Ujeejeen
16
Cismaan Maxamed Cabdi
Ujeejeen
17
Yusuf Ibraahin Afrax
Abgaal/Kabaale
18
Cabdulahi Maxamed Nur
Abgaal/Agonyar
19
Maxamed Abukar Islow
Abgaal/Owbakar
20
Mino Xasan Shibis
Abgaal/Celi Cumar
21
C/dir Carabow Ibrahin
Abgaal/Daa’uud
22
C/qadir Cosoble Cali
Abgaal/Warsangeli
23
C/hi Colaad Roble
Reer Shabeelle/Gasar
24
Maxamed Cumar Ceymoy
Shidle/Tolweyne
25
Madino Suusow Maxamud
Shidle/Yabadhal
26
Xuseen Cabdi Cilmi
Dir/Faqe Cumar
27
Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan
Galjecel/Barsane
28
Maryan Axmed Haarun
Galjecel/Dirisame
29
Amina Maxamed Cabdi
Galjecel/Abtisame
30
Daahir Amiin Jeesow
Gaaljecel/Caafi
31
C/fatax Qasim Maxamud
Makane
32
Faadumo Faarax Ibrahim
Baadicade
33
Maxamud C/dir Benebene
Baadicade
34
Khalif Cabdi Cumar
Baadicade
35
Maxamud Maxamed Jimcale
Yaxar
36
Xiis Xasan Ibraahim
Baajamaal

Wararka laga helaayo Gobelka Sheelaha Dhaxe waxaa Dowlad Goboleed yada Laga reebay Beesha Ilaawaay Cusmaan oo degta kala Beerka Sheelaha Dhaxe iyo Shabeelada Hoose.

Nabadoonada Beesha ilaabaay oo mar doorashadaan too horeysay ee Dowlada Soomaaliya ay Ku amartay in ee soo dirsadaan 10 xubnood oo utar tarmi doona Xildhibaanada Baarlamanka.

waxaasa Nabdoonada U handaday Qolooyin katirsan Shabaab oo sheegay in aysan ka qayb gali karin Dowlada iyo Dowlad goboleedyada.
kadib waxay danta ku kaliftay in ay iskaaga haraan Dowlad Goboleedka iyo Dowlada Fideraalka Soomaaliya.

waxaa sidaas sheegay Nabadoon ka tirsan Beesha Ilaawaay Cusmaan.

Comments

comments