MUUQAAL: Wiil Soomaaliyeed oo London Ka Tahriibay, Isaga oo tegay Caasimada Muqdisho, Kana Waramay Qorshihiisa uu ugu soo wareegsaday Soomaaliya Daawo!!

Faarax waa Wiil soomaaliyeed oo ka tagay magaalada London ee dalka Ingriiska, Isagoo gaadhay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Wuxuuna Faarax sheegay inuu usoo Tahriibay dalkiisa, Isagoona Kulamo Wacyi gelin ah Dhalinyarada kula qaatay Xeebta Liido ee Muqdisho wiil kale ayaa waxuu waydiiyay “Adiga Maxaa Ku keenay Soomaaliya?

Soomaaliya waxaa u imaaday inaan nolol cusub ka samaysto, waxaa rabaa inaan shaqo helo, inaan waxyaalo badan noloshayda u samaysto.’ Faarax waa Wiil ku koray London kuna noqday dalkiisii hooyo ee Sooomaaliya kadib bulasha ayaa waxay ka horshegeen hadiiba uu Asaga kazoo quustay Iyagana ay iska daayeen hamiga ee kalahaay Yurub aadow.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments