Daawo MUUQAAL: Musharixiinta Madaxwaynaha ka ah Soomaaliya iyo dalalka ay Sharciyada ka kale haystaan, oo la soo bandhigay yaabka aduunka!!

Dhammaan musharrixiinta madaxwaynenimada Soomaaliya waxaa la’aaminsanyahay inay wataan baasaboorro shisheeye. Waddamamda kale ma aqbalaan arrintan. Maxay Soomaali kaga duwantahay ?

Waxaana sidoo kale la is waydiinayaa Inay daacad u yihiin dalkooda iyo Inay u Abaal gudi doonaan dalalka ay ka haystaan Sharciyada oo iyagu horey u siiyey.
Sidoo kale Siyaasiyiinta waa inaan lagu taageerin Qabiilka, ee laga Fiiriyo midkee ayaa Soomaaliya u Adeegi kara.

Arinta ugu daran waxay tahay in ee Canshuur ku bixiyaan Baasaboorada ay ka haystaan Dalalka Ajaaniibta sidoo kale mid waliba markuu Baasaboor Dal kale ka qaadanaay waxa lagu dhaariyay Diiinta uu haysto dhaartaas oo ah in dalkaas uu Baasaboorka ka haysto ugu adeegaayo sidaacadnimo oo aan qiyaano lahayn-

Soomaaliya waa la qiyaameeyay walalee Subxaanallaah Dad kale oo gadan ayaa Madaxweyne isku soo sharxaaya.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments