Suldaan Mustafe Maxamuud AW-SEED oo Door Wayn ka Qaatay GURMADKA Abaaraha ee Gobolka SOOL Muuqaal!!

Suldaan Mustafe Maxamuud Aw-seed  oo kamid ah isimada dhaqanka ee Gobolka Sool, ayaa Door wayn ka qaatay Gurmadka Abaaraha ee Gobolka Sool, Isagoona 30 Booyadood oo biyo ah ku Wareejiyey Gudiga Abaaraha.

Gudiga Abaaraha iyo Waxgaradka Gobolka Sool oo ka Gudoomay Suldaanka Gar-gaarka Biyaha ah ayaa siwayn ugu mahad celiyey Suldaanka,  Waxaana sidoo kale Halkaasi ka hadal ka jeediyey Suldaan Mustafe Maxamuud Aw-seed.

Suldaanka ayaa sheegay Dadka kunool Gobolka Sool in ee iskaaga imaadeen Sanagaag, iyo Gobolka Bari iyo Gobolokale ee awelkii horey kazoo guran

Comments

comments