MUUQAAL: Laba Qarax oo ka dhacay Istanbul oo Khasaare ba’an ka dhashay Daawo!!

Laba qarax oo ka dhacay agagaarka garoonka kubada cagta ee Istanbul ayaa waxaa ku dhintay 15 qof ee 5 qof ahaayeen Police ka Turkiga halka tiro intaa ka badan ay dhaawacantay.
Warar laga soo xigtay masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in qaraxyada oo loo adeegsaday Baabuur iyo ruux ismiidaamiyay bartilmaameedkoodu ahaa ciidan boolis ah oo halkaas ka ag dhawaa.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay maqleen rasaas qaraxyadii kadib.Wararku waxay sheegayaan in qaraxyadu dhaceen 2 saac kadib kolkii dadweynuhu ay ka baxeen garoonka.

Comments

comments