Daawo MUUQAAL: Kaniisad ku taala Masar oo Qarax Lala Eegtay iyo Khasaaraha!!

Qaraxa oo ka dhacay gudaha kaniisad ku taala dalka Masar ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 26 qaraxa, in kabadan 30 kalena ay dhaawacmeen.

Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitax Al-sisi ayaa sheegay in dalka seddax maalmood oo baroordiiq ah uu galayo ka dib markii la qarxiyay kaniisad, Wuxuuna weerarka ku tilmaamay inay “manaxayaal argagixiso ah” ka dambeeyeen.

Kaniisada waxaa iskalahaa Qibdhiyiinta dalka Masar, kuwaas oo boqolkiiba 10 ka ah shacabka dalkaasi, iyadoona  Weerarada ka dhanka ah Qibdhiyiinta ay dhowaanahan sare u kaceen, Sidoo kale, qeybo badan oo ka mid ah dalkaasi Masar waxaa ka taagan rabshado u dhexeeya Muslimiinta iyo Qibdhiyiinta.

Comments

comments