MUUQAAL: Doorashada Soomaaliya ka socota oo dalka gelisay Lacag badan iyo goobo badan oo shidmay DAAWO!!

Doorashooyinka ka socda Qaybo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya ayaa waxaa Goobo kala duwan ay ka sameeyeen Dhaqaale Xoogan, Iyadoona Lacagaha Doorashadu ay kor u qaadeen ganacsiga dalka.

Sida Maqaayadaha, Hoteelada, gawaarida iyo Diyaaraha maalin kaste ku kala duulaaya Gobolada Gudaha Dalka Soomaaliya iyo dibadaba.

Comments

comments