MUUQAAL: Nin Shacbi Ah oo Toogtay mid kamid ah Saraakiisha uga Saraysay Kooxda SHABAAB Qarax iyo Wixii dhacay DAAAWO!!

Xarunta Dowlada Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa lagu soo bandhigay Nin rayid ah oo toogasho kusoo Dilay mid ka mid ah Taliyeyaasha Sare sare ee Shabab Qarax kaas oo gobolka aad looga yaqaan oo la yirahdo Cabdiraxman Raaxaale, Waxaana Dilkiisu ka dhacay deegaanka Ceel Dheere Barsane oo qiyaastii 50 km u jirta magaalada Jowhar waxaana Sarkaalkaas ka taqalusay Nin Shabaab Qarax ah oo Nin kale Qaxooti ay ka dhigeen kaas oo u cuntumiweysay Qaxootinimo.

Ibrahim Aden Macalin oo ah Ninka soo dilay Sarkaalka Shabaab Qarax ayaa Warbaahinta uga Waramay sida uu Dilkaasi u gaystay, Wuxuuna sheegay inuu Markii horay uu dhibaato badan ugaystay inta uusan toogan.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO:

Shabaab Qarax Cibaadadooda waxay Noqotay falsheydaaan waxay isku qarxiyeen Muslimiin Badan oo Soomaaliya kuwaas oo ilmahooda u xamaalanaay.

Comments

comments