Daawo: Dawlada Turkiga oo muujisay Sida ay u garab taagan tahay Soomaaliya waxayna bilowday Taakulada Beeraleyda waa arin farxad leh!!

Dawlada Turkiga ayaa Qalabka Beeraha waxay ku Wareejisay Beeralayda Soomaaliya, waxaana Madasha Deeqdaasi lagu wareejiyay ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Soomaaliya.

Dowlada Turkiga ayaa waxay usheegtay Dadkaa Beeraleyda iyo Dowlada ee ku wareejisay qalabkaas in aysan jirin wax kafiican qalabka beeraha Cunto looga soo saarto, waxuuna ku dhahay “intii Raashin Mucaawano Soomaaliya lagu soo daabuli lahaa waxaa ka fiican in Soomaaliya lasiiyo Qalabkii Beeeraha sahal maahin”

Comments

comments