Muuqaal yaableh: Aabe Soomaaliyeed oo 21-ka Bishan laga tarxiilaayo Norwey oo 4 Caruur Ah Laga Reebay iyo Murugada Daawo!

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Guraase Cabdullahi Maxamed oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Norwey, Islamarkaana loo sheegay in 21.12. 2016 laga Tuurayo Norway, Isagoo loo celin doono Soomaaliya.

Arinta kale ee Naxdinta badan ayaa waxay tahay in laga Reebtay Caruur 4 ah uu dhalay, Isagoona sheegay in hadii Caruurtiisa lagu daro uu ku Faraxsanaa in dalkiisa loo Celiyo, Wuxuuna sidoo kale Codsi u diray Dawlada Soomaaliya si Xaaladiisa loola socdo marka uu yimimaado Dalka.

Comments

comments