Daawo muuqaal: Beesha Habar-yoonis oo Muqdisho Banaanbax ka dhigtay Iyagoo Sheegay in Laga Boobay Kursigoodii!

Horhorka siyaasadeed warbixin naxdin leh Daawo sida loo qiyaameeyay Qubno katirsan Maamulka Soomaaliland-

Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax ay Dhigeen Ergooyinka Beesha Habar Yoonis ee Gobolada Waqooyi, Waxayna sheegeen in lagu Hayo Dhibaatooyin ugaar ah, Iyagoo eedayn u jeediyey Dawlada iyo Gudiga Doorashooyinka.

Xubnaha Dibad Baxa dhigayay ayaa sheegay in la musuq maasuqay ergooyinkii ay soo Doorteen islamarkaasina la sameeyay kuwo Cusub,  Waxay ugu baaqeen Guddiga Doorashooyinka in ay arintaasi soo faragaliyaan.

Comments

comments