Duulaanka Ciidan Soomaaliya oo Jubbaland ka hadashay Howlgalkii ee ka sameeyeen Galbeedka Kismaayo ”Sawiro”

Ciidamada qalabka Sida ee ka hawlgala Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa Hawlgalo la qorsheeyay shalay ka fuliyay deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii looso furan lahaa Xoolo ay Kooxda Shabaab-Qarax ka dheceen dadka deeganka.

Dagaal adag ayaa shalay ka dhacay dhamaan deeganadan iyadoo khasaare lixaad leh uu ka dhashay sida ay xaqiijiyeen sarakiisha Ciidamada Hogaaminaysay waxaana Al-Shabaab dagaalkaas lagaga dilay 15 Shabaab Maafiya ah iyo Sargaalkii  dagaalka Hogaaminayay oo isagoo dhaawac ah ay Ciidamadu gacanta ku dhigeen kadibna dhaawacii soo gaaray u geeriyooday.

Ciidamada Soomaaliya ee Jubbaland ka Hawlgala waxaa dagaalkaas kaga dhintay 1 askari labo kalana way kaga dhaawacmeen.

s09a7976-1024x683

s09a8011-1024x683

ciidan-jubaland-somaliya-1

ciidan-jubaland-somaliya-2

s09a8028-1024x683

s09a8031-1024x683

Comments

comments