Aqriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaano cusub ee Soomaliland oo maanta lagu doortay Muqdisho Daawo Sawirro!!

Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabatay doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya gobolada Waqooyi.

Doorashada xubnaha Aqalka hoose ayaa maanta ka dhacday xarunta Gaadiidka booliiska, waxaana amaanka xaruntaasi uu maanta ahaa mid si weyn loo adkeeyay.

Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho ayaa isugu jiray Xildhibanao horey uga mid ahaa Baarlamaankii hore iyo Xildhibaano ku cusub siyaasada.

Halkan ka Aqriso Magacyada Xildhibaanada maanta la doortay iyo Qabiiladooda

1-Cusmaan Cilmi Boqore (Ciise Dalol-Haroone)

2-C/raxmaan Axmed Suge (Ciise Dalol -Walaaldoon)

3-Ismaaciil C/Raxmann Sheekh (Habar Jeclo-Maxamed Obokor)

4-Faadumo Ismaaciil Xuseen (Habar Yoonis-Sacad)

5-Suuri Diiriye Carab (Habar Jeclo-Maxamed Obokor)

6-Khadro Maxamed Dukaale (Ciise Dalol-Furlabe)
soomaaliland-1

soomaaliland-6

soomaaliland-5

soomaaliland-3

soomaaliland-2

Comments

comments