Daawo Muuqaal: Qoyska Burco ku nool ee Sixirka lagu sameeyay oo ka hadlay Sida ay wax ku bilowdeen iyo C.maalik COLDOON oo Barnaamij ka Diyaariyey!

MAGAALADA BURCO (KOWTHARMEDIA.COM) Qoys ku nool magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ku dhacday Qiso la yaab leh oo Bulshada ku dhaqan halkaasi iyo Dadkii Daawaday Muuqaalkii laga soo duubay siwayn uga Naxeen.

Hadaba sida ay wax kusoo Bilowdeen ayaa waxaa Barnaamij gaar ah ku Waraystay Qoyskaasi Wariye C.maalik Muuse Coldoon, Waxayna siwayn uga Warameen Gabadhii hore ee Gurigaasi ka geeriyootay, iyo sida Ay Qoyska ugu Bilaabatay Mucjisada la tusay.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO WAAA SIXIR IYO JIN LOO ADEEGSADAY QOYS LOO QUURIWAAYAY NOLOSHOODA IYO HANTIDOODA

Comments

comments