MUUQAAL: Budhcad Soomaaliyeed oo Cusub iyo Sheekh Magaciisa ay dadka ku dhaceen oo Ka Warbixiyey Daawo!!

Budhcad Soomaaliyeed oo ka dillaacday Internetka: Waxay furanayaan bog Facebook oo been abuur ah iyagoo iska dhigaya qof aad garanayso kadibna waxay ku waydiini gargaar dhaqaale oo degdeg ah. Daawo Sh Cusmaan oo magiciisa la isticmaalay.

Comments

comments