“Sawirro” Qoys Dagan Magaalada Burco oo gurigoodi lagu sixray iyo Culumo Quraan ku soosaartay Sixirkii loo aasay!!

Timo, saddex mismaar , sadde lafood oo timira ah , qardhaas, malmal iyo xildiid oo ku aasnaa dhinaca guriga qoyskii Burco ee cuntadu iska badalaysay ayaa laga soo guray oo la gubay , waxaana lagu sheegay in uu ahaa Sixir loo qabtay qoyskan. sidaa waxa sheegay Sh. jaamac cismaan oo ka mid ah culimada quraanka iyo dhirta ku daawaysa ee Burco oo ku dabajiray xaalada qoyskan iyo waxa haystaa waxa ay yihiin .
Qoyska oo aan la xidhiidhay goordhawayd si aan wax uga ogaado in cuntooda iyo cabitaankoodu caadi ku soo noqdeen iyo inkale, ayaa ii xaqiijiyey in ay hal mar arkeen biyaha oo isbadalay , shaah ay karsadeena aanu isbadalin walina tijaabo iyo kawarsug ku jiraan .
ilaa iyo hadda lama odhan karo dhacdadii way soo afgoday balse rajo wanagsan ayaa soo muuqta.

Xigasho Cabdimaali muuse

15578255_1695185407174227_815174136599332863_o

15585096_1695185387174229_1900053584041119317_o-1

15585096_1695185387174229_1900053584041119317_o

15591557_1695185510507550_2806923713434869218_o

15625626_1695185393840895_2656177423503945704_o

15676137_1695185417174226_3728866835875664462_o
Muuqal horay looga duubay Halkaan hoose kadaawo

Comments

comments