DAAWO: Barnaamijka Dood wadaag oo waxba aan la isku Reeban, TARSAN iyo Prof: Dalxa oo ka qayb galay!

Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya, Iyadoona ugu horayn lagu soo bandhigay Warbixin la xidhiidha Muranka Hadheeyay Doorashada, Xubnaha  MADASHA iyo Go’aanada kasoo baxay iyoo ay ku Jiraan Musharixiin,  Sidoo kale waxaa looga hadlay in 18-Xubnood lagu Kordhiyo Aqalka Sare, Kadib Murankii Puntland iyo Gobolada Waqooyi isku dhageen.

Barnaamijka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Cusub iyo Musharax Maxamed Axmed Nuur (Tarsan).

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments