DAAWO: Farmaajo oo ka hadlay lakulan Dhexmaray C.raxmaan CIRRO iyo Midnimada Soomaaliya!

MUSHARAX Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ahna Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Xiligan ah Musharax u taagan madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegey inuu magaalada Nairobi kula Kulmay C.raxmaan C.laahi Cirro Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah  ee maamulka Somaliland.

Farmaajo ayaa wuxuu sheegay inay Meel isla dhigeen Midnimada Soomaaliya, ayna  ka wada hadleen danta Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in hadii la doonayo inay Soomaali Horumar gaadho dhinac kasta laga Midoobo, Wuxuuna Rajo badan ka muujiyey in Soomaali ay gacmaha isqabsato mar kale.
Gudoomiye Ciro Ayaa looga baranin xagjirnimada sida Faysal cali waraabe

HALKAAN HOOSE KADAAWO waraysi goos goos ah

Comments

comments