WARAYSI: Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo Sirtii ugu Cuslayd Shaaciyey iyo Dabadhilif yada USA!

“CUMAR C.rashiid iyo C.wali Gaas waa Masiibo Loosoo Diray Puntland iyo Soomaaliya”

Cabdi Barre Jibriil oo kamid ahaa Xildhibaanadii Hore ee Soomaaliya, oo dhowaan looga Guulaystay Doorashadii Xildhibaanada Cusub ayaa Waraysi Xasaasi ah ku Bixiyey MADASHA 60, Wuxuuna Banaanka soo dhigay Sir badan oo Qarsoonayd.

Cabdi Ayaa Sheegay inuu Hayo cadeyn buuxda oo Dowlada mareykanka iyo Cid walba law adaagaayo, Taasi oo ah in Cabdiweli Gaas oo la galey heshiis Argagaxisada ka dagaalanta Galgala iyo Dhaqaalaha uu Bishiiba Siiyo.
Sidoo kale Waraysi oo noqday Midka ugu Hadal haynta badan ayaa wuxuu ku sheegay in Cumar Cabdirahiid aanu ahayn Musharax, balse uu yahey isaga iyo Gaas kaambeynka ugu weyn ee Xassan Sheekh.

Comments

comments