Culimada Soomaaliyeed oo ka digay in lagu daydo dhaqamada Wadamada Reer Galbeedka!

Culimada Soomaaliyeed oo Idaacadaha Guddaha ka hadlay waxay udigeen Dadka Soomaalida oo aan garaneyn waxay udabaal dagayaan meesha ay kayimaadeen,

Qaar kamid Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digay in lagu daydo dhaqamada Wadamada Reer Galbeedka ah oo iyagu udabaaldagaya dhalashaa Sanadda Cusub ee Milaadiga.

Masuuliyiinta Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo uu ka midyahay Gudoomiyaha Hay,adda Sh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ka waan toobaan dhaqamada ku daysiga wadamada aan muslimka aheyn.

Comments

comments