Muuqaal: Odayaasha BURCO oo Ka Hadlay Maleshiyadkii Dilay Laba Nin oo kasoo Jeeda Buuhoodle Daawo!

Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Bariga Burco ayaa ka hadlay Maleeshiyaad kasoo Jeeda Deegaankooda, oo Dhowaan Weerar Gaadmo ah ku dilay labo nin oo Xoololey ah kuna dileen duleedka Degmada Horufadhi Laba Nin oo kasoo Jeeda Buuhooodle.

Waxay sheegeen inay ka Xunyihiin dilkaasi oo ay Gaysteen Dad wax Magarato ah, islamarkaana waxay ku baaqeen inay diyaar u yihiin Dariiqkasta oo Arintaasi Xal looga gaadhayo, Waxayna sheegeen inay tahay Wax aan laga tashan oo Waxshinimo ah.

Comments

comments