Daawo: Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo Wariye ugu tagay Halka uu Ku Sugan yahay iyo Su’aalo Adag MUUQAAL!

Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali-dheere)  ayaa Waraysi uu bixiyey waxaa lagu waydiiyey Su’aalo kala Duwan, Waxaana ugu horayn wax laga waydiiyey Doorashada Soomaaliya isagoo ku sheegay Xulasho, Waxaana la waydiiyey Waxay mida Amiirada Al-shabaab ay uga duwan tahay Xulasho. ?

Waxaa la waydiiyey in Dawlada Soomaaliya Qabiil wax lagu soo dhiso, Al-shabaab oo Arintaa hadana kasoo Horjeeda ay hadana iyadu ku dhaqanto oo Beelaha Tunka waawayn ay Hogaanka qabtaan, Miyayna ahayn Qabiilkii oo shaadh kale loo Xidhay ?
Waxaa sidoo kale wax laga waydiiyey Qaraxyada ay la beegsadaan Dadka shacabka ah, Wuxuuna sheegay inaysan Iyagu Qarxin Hoteelada dadka shacabka ah, Balse ay Beegsadaan Hoteelo ay dagan yihiin Wasaarado iyo Ciidamo oo dhagaxan lagu Wareejiyey.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments