Muuqaal: Dilalka AMISOM ee Somalia iyo Dadkii dhibku soo gaadhay oo Iyagoo Ilmadu ka qubanayso Ka hadlay DAAWO!!

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa dhibaato Ba’an u gaystay dadka shacab ah, Hadaba waxaa warbaahinta la hadlay Qaarkamid ah ehaladii dadkii uu dhibku kasoo gaadhay.

AMISON DOOFAARTA JOOGTA DALKAYNA SOOMAAALIYA WAXAY MAALIN KASTO DILAAN DAD SOOMAAALIYA 1,2 , 3, 4 AMA 5 AYAY DILAAN MAALINTII

AMISON NABAD SUGID MAAHIN EE WAA NABAD DIID,, INTA EE BAADIYO KUDILEEN KABADAN FIIRSO MUUQAAL CADAYN AH

Comments

comments