Daawo: Sadex dhalinyaro ah iyo Mooto Qaraxyo Lagu soo Xidhay oo la Qabtay MUUQAL!!

Ciidanka Nabad Sugida qaranka ee ka howlgala degmeda Afgooye ayaa degmadaasi Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku soo qabtay Mooto ay saarnaayeen sadex nin oo sitay walxaha qarxa kuwaas oo sheegeen inaysan waxba ka ogoyn balse lagu soo qiyaameeyay.

Mootadan oo ahayd nooca yar yarta ah ee loo yaqaano Dhugdhugleyda, ayaa waxaa saarnaa walxaha Qarxa oo ay ka mid ahaayeen Jaakado ay Qaraxyo ku xiranyihiin oo ah kuwa ay adeegsadaan dadka is qarxinaya.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments