MUUQAAL: Mooshinkii Xilka qaadista Madaxwayne C.kariin iyo Xiisad ka dhextaagan maamulka Galmudug!

46 Xildhbaan oo Ka Tirsan Baarlamanka Galmudug Ayaa Ogolaadeen in Mooshin Xilka Qaadis ah Laga Keeno Madaxwaynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Comments

comments