Muuqaal Xiiso Leh: Magaalada CADALE ee Taariikhiiga ah iyo wax laga qabto oo Dawladii Kacaanku ay ugu Danbaysay!!

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin xiiso badan oo ku saabsan Magaalada Cadale, oo ka tirsan Gobolka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya.

Dhismayaasha magaaladaan iyo Mashaariicda laga Hirgeliyey waa horey waxaa Xarumo ka dhistay Dawladii dhexe ee Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Barre Hogaaminayey, Waxaana hada ka Muuqda Dayac Xoogan, Waxaana sidoo kale Odayaasha deegaanku ay ka Warameen Xaalada magaalada iyo Waxyaabihii ay soo Martay iyo Qiso kadhacday xiligii Gumaystahii Talyaaniga.

Comments

comments