Wiilkan Waa Wiil Soomaaliya Ah Waxaana loo Qabtay Si loogu Gudbiyo Itoobiya oo joogta Baydhabo!

Wiilkan Waa Wiil Soomaaliya Ah Waxaana loo Qabtay Si loogu Gudbiyo Itoobiya oo joogta Baydhabo iyo Magaalada Buur Hakaba. Qofkaan waa leesku laabay oo karaamadii ayaa laga qaaday waxaana loo xeray Qaabkan Si loogu Gacan Galiyo Itoobiya Isagoo sida Kubad Camal Ah Subxaanallaah.

Waa Wiil Soomaaliya Ah oo Dal Leh Hadii u Dambi Galayna lagu Maxkamdayn karo Dalkiisa Balse Taasi Ma Dhicin Sababta na Adigu Is Waydii Buur Hakabana Hada Waxa ka Taliya Maamulka koonfur Galbeed.

Hadii Gumiye Baarlamanka Soomaaliya ee Itoobiya soo magacaabatay, hadii Gumiye kuxigeen kuxigeenka Baarlamanka ee Itoobiya Inoo soo magacaawday, Hadii Xer ilaaliye Qaranka Soomaaliyeed ee itoobiya Usoo magacaawday, hadii Gudoomiyaha Maxkamadii sare ee Soomaaliya ee Itoobiya usoo magacaawday Soomaaliya, Hadii Madaxweyne Koofur Galbeed Itoobiya Soo magacaawday,

Hadii Madaxweynaha Jubballan itoobiya iyo Kiinya ee Soo magacaawdeen, hadii Cabdiwali gaas uu lahayn Siyaasad aan ahayn hoos geynta Masiirka Umadda Soomaalieed, hadii adiga qalad ku Gasho Dalkaada Soomaaliya laguugu maxkamadeeyo Kaniisada Itoobiya maxaaad u nooshahay?

Hadii Madaxweyne Xasan sheeq ay keensatay Itoobiya uu u adeegaayo Danaheeeda iyo Raala galinta Itoobiya iwm. Inaga maxaa Inla gudboon doorashaa jirtee kushibashadiisa halaga hortago.

dhalinta-soomaaliya-2

Sawirkaan kuu muuqda waa Wiil kamid ah oo 3 wiil oo shali la´la qabtay jaakadaha qarxaha inkastoo markii Ciidanka sheegtay Nabad sugida Soomaaliya ay wareysteen wuxuu usheegay in Alaabtaas meel geeya ladhahay oo loo dhiibtay iyaga aysan waxba ka ogoyn marka Dhibanayaash qaladkoda In Ciidan iyo Itoobiya xukumaan Maxaa gaarsiiyay Awaay Maxkamadii ay lahayd Soomaaaliya?

mise malahan Maxkamad oo qof waliba sida uu doona ayuu eedeesana ka yeeli karaa waayaabnee arintaan waa Musiibbo ha isku dayin in aad u quuriwaydo Share waxaa laga yaabaa in uu Gaysi Soomaaliyeed usoo baxya tan, iyo halaagaan ka dhacaaaya Dalkayna Soomaaliya adigana gaarsii

haka seexan Musiibadaan iyo fidnadaan Inagu socota hada Aniga qabiil umma hadalaayo ee waa dhalinta Qaranka sida ujeedaan iyo siyaabo kalo qarsoon baddan loo dilaanayo.

dhalinta-soomaaliya-2

Daawo: Sadex dhalinyaro ah iyo Mooto Qaraxyo Lagu soo Xidhay oo la Qabtay MUUQAL!!

Comments

comments