Guruubka Qabyo qofkeedaa dhamaystiro, Soomaaliya waxay Galiyeen Cadaab iyo Boholo lagu dhinto!!

Beesha Caalamka Dadban ee joogta Soomaaliya oo ka warqaba abaaraha iyo madaxdeena oo xil aan iska saarin Arintaan waxaana looga digay 4 bil Kahor oo ay Iyagu usii sheegeen in Soomaaliya Abaaro xun Soo foodsaartay,
kadib iyagoona isku aadiyey Doorashadda iyo Xili Abaareed marka la eego warbaahinta Soomaalida iyo kuwa caalamka Doorasho Calaamad su´aal saran tahay ayay ku mashquuleen.

“Hada Saacada waxay iitahay 04:09 oo Habeenimo Waxaaa seexday 1:00 Habeenimo waan Caafimaad qabaaa waxaa saaraanahay Guri 3 Dabaq waliba Dabaqa ugu danbeeya jiifaa Sariir Nucii ugu danbeeyay ayaa ku jiifaa waxaa iska la ahay Hurdo Quraan ayaa Aqrisaday Si aan u hurdo,

Balse Hurdo Iga ma imaanin oo waxaa iqararacmay Wadnaha Sababta oo ah waxaa Kanaxay Abaaraha Sooomaaliya kajira Dadkaan Soomaaliyeed waxay Xoolaha siiba loda ee siiyaan ayay waayeen waxayna siinaayaan Ciid iyo Kartoon si ee Lodaas usii noolaato Subxanallaah Aaway Cilmiga, Garashada, Damqashada, Aqoonta, Xooga iyo Maalka Alllaah Nasiiyay inkastoo Dadkaas ee kunoolaayeen Roob alllaah ushubay Hadana dhacdadaan dhowrkii Sano Mar ayay dhacdaa waana wax Laga hor tagi karo Lkn yaa ila fahmaayo howlan way soodgaceyn way dhaci doonaan Lkn si ugu hortagno aan kawada shaqayno”

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments