Daawo SAWIRO> Warbaahinta Kenya oo baahisay Muuqaal Si Qarsoodi ah Looga duubay Faarax Macalin iyo Waxa uu ka Hadlay!!

Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo Sir ah gobolka Waqooyi beri iyo sida Soomaaliya u qaybsanaayaan Kiinya iyo Itoobiya oo ah ku saabsan Gumaysi iyo Caado qaate Soomaaliyeed, Sidoo kalana Warbaahinta Kenya ayaa ku Xidhiidhisay Muuqaalo kale oo horey looga duubay Faarax Macalin.

Faarax Macallim oo hadlaya wuxu sheegayaa in Kenya aaney u gelin Soomaaliya wax aan ka aheyn in ay ka leedahay dano gaar ah iyo kheyraadka dalkaasi ee dabiiciga ah, Wuxuuna sidoo kale ka hadlayaa Qorshaha la doonayo in Soomaaliya Meesha looga saaro.

Comments

comments