Daawo Sawirro: Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo la baray is toogasho iyo qaabka dhulka loogu dagaalamo!

Waxaa shalay tababar mudo bes uu usocday Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Soomaaliya loogu soo gabo gabeeyay Xerada tababarka General Dhegabadan ee Ex-Jazeera oo ku taalla duleedka magaalada Muqdisho.

Tababarkan la siinayay ciidanka Milatariga Soomaaliya waxaa maal galinayay Midowga Yurub waxaana ciidanka Milatariga Soomaaliya la barayay sida loogu dagaalamo dhulka iyo sida looga hortago miinooyinka dhulka lagu aaso.

Saraakiisha Ciidanka Milatariga ayaa sheegay in Ciidankan tababarka la siiyay ay si fiican uga faa’iideesteen casharadii ay qaateen, waxaana Ciidanka ay kamid noqonayaan ciidanka Dowlada ee la howl galinayo.

Ciidanka Tababarka loo soo xiray ayaa ugu dambeyn munaasabad lagu qabtay Xerada Gen Dhago Badan lagu gudoonsiiyay Shahaadooyin, waxaan Munnaasabada goob joog ka ahaa Abaanduulaha Ciidamka Xooga Soomaaliyeed iyo saraakiil kale.

Ciidanka Dowlada ee tobba baraan Saraakiisha Qaramadda Midowe waxay u ogolyihiin inay siiyaan sida dadkooda looo liisho Ciidamadaan oo mararka qaar ay galaan danbiyo ah inay iyaga sameeyaan dagaal iska hor imaad udhaxeeya Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo mararka qaar Ciiidanka iyaga oo shaqadda gudanaaya inay qof shacab ah iska toogtaan waxaa kale oo aan salwayn kufadhin Ciidaka Soomaaliya kuwaas oo mararka Qaar qabiilo ukala Safta kadibna ee is dagaalaan waxaas oo dhan waxaa keenaaya nidaamka qaldan oo loo tabba baro.

tiri_9

tiri_1

tiri_2

tiri_3

tiri_4

tiri_6

tiri_7

tiri_8

Comments

comments