MUUQAAL: C.xakiim Fiqi oo ka hadlay 10-sano kadib AMISOM iyo dhibaatada ay Shacabka Soomaaliyeed ku hayaan DAAWO!!

Cabdixakiim Xaaji Fiqi oo horay usoo Noqday Wasiirkii gaashaandhiga iyo raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay  AMISOM 10 Sanno ka dib ma hirgelisay qorshihii ay Soomaaliya u timi goormee laga maarmi karaa AMISOM ?.

Waxa uu sheegay inay ahayd maanta in Dawaladnimadu gaadho dhamaan dalka, oolaga wada saaro Al-shabaab, Wuxuuna sheegay inay ku guulaysteen in laga saaro Caasimada Muqdisho iyo magaalooyin muhiim ah oo ay wax kala soo degi jireen sida Baraawe iyo Kismaayo.
Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Dhibaatooyinka kala duwan ee Ciidanka AMISOM ay shacabka Soomaaliyeed u gaystaan.

Comments

comments