MUUQAAL: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo loo Doortay Cabdi Xaashi C.laahi oo kasoo jeeda gobolada Soomaaliland Daawo!!

Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Goor dhow Codadka ay kala heleen Labada Musharrax iyo Musharrax ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Xaashi C/llaahi 43 Cod, Halka  Mustafe Maxamed Qodax uu Helay 9 -Cod,

Waxaana Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya si rasmi ah ugu guuleeystay Cabdi Xaashi Cabdullahi oo kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi.

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Aqalka Sare ayaa Markii la doortay kadib hadal kooban ka jeediyey Goobta.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments