Mudaharaadyo Gilgilay Magaalada Hargaysa Kaasi Oo Lagaga Soo Hor Jeedo Sicir Bararka Lacagta Dollarka!!

Suuqyada waa weyn ee magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta la xidhay, waxaana ganacsatada qaar ka mid ah suuqyadaasi ay isu-soo-bax ku muujiyeen cabasho ay ka qabaan sicir-barar in muddo ah isa soo tarayay.

Ganacsatada suuqyadan iyo dadweynaha danyarta ah ayaa sheegay in sicir-bararku ku keenay dhibaato baahsan.
Ciidamo ka tirsan maamulka somaliland ayaa xoog u adeegsaday Ganacsatada Banaanbaxa Nabadeed ka dhigay magaalada Hargeisa.

Maamulka Soomaaliland ayaa xakamayn waayay Maarenta iyo Miisniiyada Dollarka halka Maamulka Putland ee Xaliyeen sicirka Xun

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO SICIR BARARKA QUDAARTA iyo dollarka ITOOBIYA LOOGA KEENO Soomaaliland

“Ingiriis manihin Markan manihin ee Waxaa nahay Muslimiin”

Comments

comments