Daawo Muuqaalo Muhiim ah “Sidee lagu ogaan karaa waxyaabaha Khamradda iyo DOofaarka ay ku jiraan!!

Shucuubta Muslimiinta ah eek u nool dalalka Reer galbeedka ayaa waxaa dhibaato xoogan ka haysataa sideey ugu fogaan lahaayeen waxyaabaha uu ku jiro Doofaarka ama Khamradda, iyaga oo inta badan si aqoon la’aan ah u isticmaala waxyaabahaasi.

Hadaba markaad ku nooshahay UK waxaa jira nidaamyo gaar ah aad ku ogaan karto, waxyaabaha ay ku jiraan Khamradda, midaasi oo ah in aad isticmaasho waxa loo yaqaan Self Service Checkout ama adeegsiga kaligaa.

Laakiin waxyaabaha uu ku jiro Doofaarka ama Khansiirka ayaa waxaa ay dhibaato xoogan ka haystataa Shucuubta Muslimiinta Iyo Yahuuda kuwaasi oo aanan cunin Khansiirka, waase Yahuuda aaminsan Diintii hore.

Ugu danbeyn wxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa laba Barnaamij oo aad ku ogaan karto waxyaabahaasi xaaraamta ka ah qofka Muslimka ah.

Sida loo ogaado Khamradda markaad joogto
UK AMMA YURUB
DAAWO MUUQAALKA KOOWAAD

DAAWO MUUQAALKA LABAAD

Comments

comments