Daawo Sawirada Lo’dii lagu Xareeyay Garaashyada Muqdisho oo loo geeyay Daawo, Biyo iyo Cunno!!

Iyadoo dhawaan Garaashyo ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho iyo Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho lagu Xareeyay Lo laga soo Celiyay Dalka Sacuudi islamarkaana Gaajo darteed isku Cuntay ayaa Maanta waxaa Deeq isugu jirta Daawo, Bal iyo Cows  la gaarsiiyay Lo’da lagu Xareeyay Garaashyada.

Abwaan Cismaan C/llaahi Guure oo kamid ahaa Dadkii Gurmadka u Fidiyay Lo’da oo halkaasi warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in Maanta iyo Maalintii ay so arkeen dhibaatada Lo’da haysata ee gaartay in ay Gaajo darteed isku Cunto ay Labo kala tahay oo hadda Lo’du soo Hagaagtay Xaaladeeda,waxaana uu Ummahad Celiyay dhamaan intii Gurmadka iyo Garab istaaga u fidisay.

lo baahan (1)

lo baahan (2)

lo baahan (3)

lo baahan (4)

lo baahan (5)

lo baahan (6)

lo baahan (7)

lo baahan (8)

lo baahan (9)

lo baahan (10)

lo baahan (11)

lo baahan11

Comments

comments