DAAWO: Xildhibaan Geesi ah oo kasoo dhex Baxay Baarlamaanka, oo si yaab leh uga hadlay Mustaqbalka Soomaliya!!

Sakariye Maxamuud oo kamid ah Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Mustaqbalka Soomaaliya,  Wuxuuna sheegay inay kusoo Noqon doontoo sidii ay ahaan jirtay mid kasii Xoog badan.

Xildhibaan Sakariye ayaa wuxuu Fariin adag u diray Dawladaha Deriska ee Faragelinta ku haya Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inay Soomaalidu Cagta marin doonto dhamaan Xuduud beenaadka laga dhex sameeyay ‘Soomaaliya waxay kusoo noqon doontaa siday ahaan jirtay iyo si ka xoog badan waliba,’ ayuu yidhi.

Comments

comments