Daawo: Maamulka S.land oo sheegay inay dagaal ku Qabteen Ciidan Liyuu Boolis ah oo Dad ku Baadhanayey Wajaale muuqaal!

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay qabteen Laba Askari oo ka tirsan Ciidamo ka tirsan Liyuu Booliska Itoobiya, Kuwaasi oo ay sheegeen Inay Baadhasho ka wadeen Gudaha magaalada WAJAALE.

Waxaa Halkaasi ku dhacay Dagaal dhex maray labada Ciidan, Iyagoona ay sheegeen in Labadii Askar uu midkood dhaawacmay, Waxayna sheegeen inay Khaladka lahaayeen Ciidamada Liyuu Booliska, Iyadoona ay xuseen inay ku Wareejiyeen Kadib Amaro loosoo diray waxayna sheegeen inay mar kalana qabanayaan damiir laawayaasha Liyuu police Itoobiyaan ah.

Comments

comments