MUUQAAL: Tarsan oo ku Hanjabay inuu GABRE ka Caydhin doono Soomaaliya, Kana hadlay Arin yaab leh oo Qabsaday DAAWO!!

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa  ka hadlay arimo ku saabsan shaqada uu Generaal Gabre ka waddo Soomaaliya, Wuxuuna  sheegay in Generaal Gabre uusan kasii shaqeyn doonin gudaha dalka Soomaaliya, haddii uu ku guuleystaa xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Balse wuxuu tilmaamay in Ethiopia ay tahay dal deris la ah Soomaaliya uuna la yeelan doono calaaqaad wanaagsan.

“Aan kala saarno Gabre iyo Ethiopia, haddii aan xilka qabtaa Generaal Gabre IGAD baan ku dacweynayaa, waxaana amrayaa in dhaqso dalka looga saaro, laakiin Ethiopia waa dal deris aan nahay, Gabre dartiisna xiriirkeena looma xumeynayo” ayuu yiri Tarsan.
Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Arin la yaab leh oo Qabsaday Markii uu Hayey Xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments