Aqoon Yahano Sheegay In Xasan Sheekh Solaban Doono iyo Xildhibanada oo Xalay Lacag Looqaybiyay !!

Aqoon Yahano Sheegay In Xasan Sheekh uu Soo laban Doonyo iyo Xildhibanada oo daraat Lacago Looqaybiyay sidoo kale Arabcada soo socota waxaa loo samayn doonaa Qado waxaana usamayn doona Xasan sheeq inta hartay ayaa lagu sii laalushaaa in lasiinaayo wasiiro iyo Lacaggo fara badan waxaana Jira dhaliyaro Gabdho iyo wiilal badan ayna siyaasada ku soo biireen hadda kuwaas ayaa qaar lasiin doonaa laaluush ee rabaan kuwa kale ee ah Siyaasiintii hore waxaa loo balan qaaday xilal sare sida Wasiiro.

Comments

comments